Macruuf Xaaji, Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha oo ka warbixiyay kormeer uu Ergeygu ku tagay Buulo Burte.

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Md. Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa safar shaqo maanta ku tagay magaalada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Agaasime Macruuf Xaaji ayaa sheegay in U-jeedka socdaalka Ergeyga oo ay wehiliyaan xubno ka socda Hay’adda Cunnada Adduunka ee WFP iyo UNHCR uu ku qotoma u-kuur-galidda … Continue reading Macruuf Xaaji, Agaasimaha xariirka bulshada ee xafiiska Ergeyga Gaarka ah ee Abaaraha oo ka warbixiyay kormeer uu Ergeygu ku tagay Buulo Burte.